“Madaxweynuhu Musuq-maasuqa Aad Buu U Neceb Yahay, Bal Hadana Gondihiisa & Guradiisaba Waxbaa Lagu Musuqaa”Abwaan Weedhsame.
December 2, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa si farshaxan leh uga hadlay ficilada madaxwayne biixi ee aan islahayn iyo sida uu u neceb yahay musuq maasuqa iyo soo hadal qaadkiisa balse hadana ay hoostiisa uga dhacayaan musuq maasuqu
Abwaan weedhsame oo barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga ku baahiyay qoraal kooban oo arimahaasi kaga hadlayo wuxuna udhignaa Sidan;