Maayarka Ceerigaabo Oo Ka Hadlay Dablay Weerartay Saldhiga Magaalada, Iskana Difaacay Eedo La Xidhiidhiyay Jabhada Caare, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Ceerigaabo Oo Ka Hadlay Dablay Weerartay Saldhiga Magaalada, Iskana Difaacay Eedo La Xidhiidhiyay Jabhada Caare,
December 3, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xildhibaanka degmada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur  ayaa ka hadlay weerar habeen hore lagu qaaday saldhiga magaalada ceerigaabo oo aan wali la aqoonsan

Sidoo kale maayarka ismaciil  ayaa iska difaacay xildhibaan ku eedeeyay in uu qayb ka ahaa aas aaska jabhada caare.

Dhanka kale maayar ismaaciil xaaji nuur ayaa wax laga waydiiyay halka uu ku danbeeyay wada hadalkii lagu soo afjaray jabhada caare ee dhexmaray madaxwayne biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS