DAAWO;-Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Madal Madaxwayne Kuxigeenka Fadhiyay Ku Dhaliilay Xukuumada Iyo Golaha Wakiilada+Jawaabta Saylici. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Madal Madaxwayne Kuxigeenka Fadhiyay Ku Dhaliilay Xukuumada Iyo Golaha Wakiilada+Jawaabta Saylici.
December 3, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga Ucid faysal cali waraabe oo ka qaygalay xaflad ka dhacay magaalada boorama kuna sugnaa madaxwayne kuxigeenka jsl iyo wasiiro xukuumada katirsan ayaa dhaliilo isbarkan ujeediyay xukuumada, iyo gudoomiyaha golaha wakiilada isagoo sheegay in hadii gudida ku dhexjirta khilaafka xisbiyada iyo xukuumadu xal keeni waydo ay qabanayaan shir beeleed

Sidoo kale madaxwayne ku xigeenka iyo wasiirka caafimaadka oo goob joog ahaa ayaa ka markhaatiga furay hadalka faysal

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS