DAAWO;-Suldaan Maayarada Gabiley Iyo Berbera Ku Bogaadiyay Wax Qabadka Ay Ku Talaabsadeen+ Fariina Uu Udiray Reer Sanaag. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Maayarada Gabiley Iyo Berbera Ku Bogaadiyay Wax Qabadka Ay Ku Talaabsadeen+ Fariina Uu Udiray Reer Sanaag.
December 3, 2019 - Written by Editor:

“Madax-dhaqameedka Waxaan Leeyahay Wadadan Aynu Soconaa Wadadeenii Maaha, Waana Wax Laga Xumaado Suldaan Siyaasi Ujawaabaya” Suldaan Salmaan.

HARGAYSA(W,N)-Suldaan Axmed Maxamed Colhaye (Abu salmaan) oo kamid madaxdhaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka isagoo fariin culus udiray bahda siyaasada.

Sidoo kale Suldaan Abu Salmaan ayaa maayarada gabiley iyo saaxil u amaanay waxqabadka baladhan ee ay ku talaabsadeen oo u sheegay in ay si hagarla,aan ay umuujiyeen waxqabad iyo wada shaqaynta ay la leeyihiin degmooyinka kale ee gobolka

Suldaan salmaan ayaa shacabka reer gabiley ugu baaqay in ay sidahaatan si kasii fiican ula shaqeeyaan masuuliyiinta heer degmo iyo heer gobolba

DHanka kale Suldaan salmaan ayaa baaq udiray shacabka iyo waxgaradka gobolka sanaag oo mudooyinkii udanbeeyay ay kusoo  noq noqonayeen shaqaaqooyin isagoo ugubaaqay in ay kusoo noqdaan wanaagii iyo aqoontii lagu yaqaana siwada jir ah talaabo uga qaadaan cidkasta oo kusoo duushay nabadgalyadooda,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS