Dalalkii Beesha Caalamka Ee Bayaanka Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Jsl Oo Si Gooni-gooni ah U Baahiyay War-Murtiyeedkoodii! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dalalkii Beesha Caalamka Ee Bayaanka Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Jsl Oo Si Gooni-gooni ah U Baahiyay War-Murtiyeedkoodii!
December 3, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa(W,N)-Dalalka Beesha caalamka Ee Taageera doorashooyinka iyo nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa ka sokow qoraalkii ay soo saareen toddobaadkii hore, waxa ay u muuqdaan inay culays saarayaan inay doorashooyinka baarlamaanka iyo deegaanku qabsoomaan.

HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTA OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS