WAJAALE NEWS

Maamul Goboleedka Punland Oo Shacabka Uga Digay Roobab Dabaylo Wata Oo Kusoo Waajahan Deegaanada Xeebta,

GAROOWE(W,N)- Maamul goboleedka punland somaliya ayaa digniin kasoo saaray roobab dabaylo wato oo laga cabsi qabo in ay maalmaha soo socda ka da,aan deegaanada xeebta ee maamul goboleedka punthland iyo qaybo kamid ah jamhuuriyada somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version