Marwo Saamiya Muuse Oo Shaacisay In ay Oo Iska Casishay Xilkii Wakiilka Jsl Ee Dalka Filand, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Marwo Saamiya Muuse Oo Shaacisay In ay Oo Iska Casishay Xilkii Wakiilka Jsl Ee Dalka Filand,
December 4, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wakiilka Somaliland ee dal ka filand marwo saamiya muuse ayaa shaacisay in ay gabi ahaanba iska casishay xilkii iyada oo aan faah faahin ka bixin sobobta keentay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS