WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madasha Wadatashiga Oo Dacwad Ka Dhan ah Golaha Guurtida Ugudbiyay Maxkamada Sare Ee Jsl

HARGAYSA(W,N)-Odoyaasha madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka somaliland ayaa maanta dacwad ka dhan ah golaha guurtida somaliland ugudbiyay maxkamada sare

Waxaana ujeedada dacwadan faah faahin ka bixiyay qarkamida masuuliyiinta madasha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version