DAAWO;-Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jarmalka . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jarmalka .
December 4, 2019 - Written by Editor:

JARMALKA(W,N)- Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshadamarwo hinda jaamac xirsi ayaa lagu soo dhaweeyay caasimada dalka jarmalka waxaana halkaasi wasiirada kusoo dhaweeyay jaaliyada reer somaliland ku dhaqan jarmalka.

Wasiir hinda ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay safar shaqo ku maraysay wadamo kamid ah qaarada yurub

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/OdaWS1d65TE

COMMENTS
LINKS