DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Gaadhay Gobolka Gabley Iyo Kormeer Uu Ku Tagay Mashruuca Banka Tog Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Gaadhay Gobolka Gabley Iyo Kormeer Uu Ku Tagay Mashruuca Banka Tog Wajaale.
December 4, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Taliyaha ciidanka booliska somalland ayaa Safarkiisii  uhoreeyay ku tagay gobolka gabiley isagoo kormeer kusoo maray saldhigyafa magaalooyinka Arabsiyo, Gabiley iyo Wajaale.

Sidoo kale taliyaha ciidanka booliska gen dabagale ayaa booqday mashruuca banka tog wajaale oo ciidanka booliska dalag badani uga soo go,ay.

Taliye dabagale ayaa dar daaran culus faray ciidanka booliska oo uu ku dhiiri galiyay in ay ka fogaadaan waxkasta oo been abuur ah taasi oo aakhiro iyo ifka ay ku liibaanayaan.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS