WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maxamuud Xaashi Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Muxuuse Ka Yidhi Damaca Wasiir Kaahin?

HARGAYSA(W,N)-Ex Wasiir maxamuud xaasi cabdi oo lalayeeshay waraysi xasaasiya isaga oo  ka mid ah gudida fulinta ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa shaaciyay in uu yahay murashax utaagan gudoomiyaha xisbi xaakimka kulmiye

Sidoo kale maxamuud xaashi ayaa sheegay in lasoo dhaafay wakhtigii maxamed kaahin dooni lahaa gudoomiyenimada xisbiga kulmiye

Dhanka kale ex wasiir maxamuud xaashi ayaa waxlaga waydiiyay xaalada dalka, iyo musuq maasuqa lagu eedeeyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version