Madaxweyne Biixi Ma Ka Dabaalan Doonaa Siyaasadda Cakiran Ee Somaliland Iyo Arrimaha Ka Socda Geeska? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Biixi Ma Ka Dabaalan Doonaa Siyaasadda Cakiran Ee Somaliland Iyo Arrimaha Ka Socda Geeska?
December 4, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xaalada Siyaasadeed Ee ka Taagan Somaliland ayaa  ah maalinba maalinta ka danbaysa sii cakirmaysa, iyadoo khilaafka xisbiyada mucaaridka ah iyo xukuumadu uu marlabaad sii laba kacleeyay kadib markii Madaxwayne Biixi soo xulay xubno muran dhaliyay isamarkaana ay golaha wakiilada ansixiyeen halka ay lix xubnood ee xubnaha komishanka ay la wreegeen xilkii isagoo gudoomiyana udoortay xubintii muranka dhalisay waa cabdirashiid riyo raac e

Sidoo kale waxaa iyana loolan ka dhex bilowday xisbi xaakimka kulmiye iyadoo madaxwayne biixi mudo laba sano ah oo uu xilka hayay la daalaa dhacaya xal u helida kala qayb sanaantii ay shacabka ku keentay doorashadii madaxtooyada oo wali aanu waxba ka qaban,

Dhanka kale siyaasadaha ka socda wadamada geeska Africa oo is xulufaysi ugu jira marin biyoodka bada cas kaasi oo dalka itoobiya ay ciidamo ilaalinta bada usamaysteen iyagoon lahayn wax badd ah balse ay damacsan tahay sidii ay uheli lahayd halkii ay ka dhigan lahayd fadhiisan ay ciidamadeeda degaan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS