DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Sheegay In La Bilaabayo Dhismaha Madaar Ceerigaabo Muxuuse Ka Yidhi Arintii Col Caare? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Sheegay In La Bilaabayo Dhismaha Madaar Ceerigaabo Muxuuse Ka Yidhi Arintii Col Caare?
December 5, 2019 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)- Badhasaabka gobolka sanaag tiinbaro oo mudo ku suganaa caasimada hargaysa ayaa ku laabtay magaalo madaxda ceerigaabo isagoo ka waramay waxyaabah uga hirgalay arimo uu ujoogay hargaysa isaga oo shaaciyay wakhtiga la bilaabayo madaar ceerigaabo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS