WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xildhibaan Rayte Oo Ka Hadlay Dacwada Laga Gudbiyay Golaha Guurtida !

HARGAYSA(W,N)- Xildhibaan Ibraahim Rayte oo kamid golaha wakiilada ayaa ka hadlay sida uu u arko dacwada laga gudbiyay golaha guurtida taasi oo ay kusoo oogeen madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version