Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Calafka Xoolaha Ee Laga Hirgalinayo Mashruuca Banka Tog wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Calafka Xoolaha Ee Laga Hirgalinayo Mashruuca Banka Tog wajaale.
December 8, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Wasiirkii hore ee xanaanada xoolaha ee wakhtigan loo badalay wasaarada qorshaynta qaranka Xasan Gaafaadhi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta calafka xoolaha lagu kaydinayo ee laga hirgalinayo mashruuca banka tog wajaale ee gobolka gabiley.

Waxaana kormeerka wasiirka ku weheliyay Agaasimaha guud ee wasaarada xanaanada xoolaha, maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada tog wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS