Wakiilka JSL Ee Dalka Faransiiska Oo Ka Qayb Galay Shirka Rugaha Ganacsiga Oo Lagu Qabtay Dalka Marooko. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wakiilka JSL Ee Dalka Faransiiska Oo Ka Qayb Galay Shirka Rugaha Ganacsiga Oo Lagu Qabtay Dalka Marooko.
December 8, 2019 - Written by Editor:

PARIS(W,N)-Wakiilka Somaliland ufadhiya dalka faransiiska Cali Xasan Ismaaciil  ayaa ka qaybgalay shirkii 45aad ee rugaha ganacsiga ee wadamada ku hadla afka faransiiska oo ka dhacay dalka marooko ee qaarada Africa.

Wakiilka Somaliland ayaa ka warbixiyay waxyaabihii lagaga hadlay shirkan iyo faa,iidada ugu jirta Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS