DAAWO;-Siyaasi Ramaax Oo Ka Hadlay Loolanka Ka Dhex Istaadhmay Xisbiga Kulmiye Iyo Fariin Uu Udiray Maxamuud Xaashi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Ramaax Oo Ka Hadlay Loolanka Ka Dhex Istaadhmay Xisbiga Kulmiye Iyo Fariin Uu Udiray Maxamuud Xaashi.
December 9, 2019 - Written by Editor:

BERBERA(W.N)- Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga ucid saleebaan cali hayste ayaa ka hadlay sida uu u arko dhawaaqa kasoo yeedhay ex wasiir maxamuud xaashi oo shegay in uu u sharaxan yahay gudoomiyaha xisbi xaakimka kulmiye

Siyaasi ramaax ayaa dayro kamuujiyay doonista maxamuud  xaashi isgoo fariin udiray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS