WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasi Ramaax Oo Ka Hadlay Loolanka Ka Dhex Istaadhmay Xisbiga Kulmiye Iyo Fariin Uu Udiray Maxamuud Xaashi.

BERBERA(W.N)- Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga ucid saleebaan cali hayste ayaa ka hadlay sida uu u arko dhawaaqa kasoo yeedhay ex wasiir maxamuud xaashi oo shegay in uu u sharaxan yahay gudoomiyaha xisbi xaakimka kulmiye

Siyaasi ramaax ayaa dayro kamuujiyay doonista maxamuud  xaashi isgoo fariin udiray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version