DAAWO;-Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jinaali Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jinaali Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
December 9, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jaynaali Ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa.

Munaasibada siyaarada sheekh cabdiqaadir jinaali ayaa waxaa kasoo qaybgalay xildhibaano katirsan golaha wakiilada jsl iyo culimo awdiin iyo madaxdhaqameed.

Waxaana goobta laga jeediyay taariikhdii shekh cabdiqaadir jiinaali iyo doorkii uu ku lahaa dariiqada qaadiriya

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

COMMENTS
LINKS