DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Laasnacood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Laasnacood.
December 9, 2019 - Written by Editor:

LAANSACOOD(W,N)-Abwaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid abwaanada dhalinyarada ah ee reer somaliland ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada laasnaacood ee gobolka sool.

Ujeedada abwaan laabsaalax  utagay magaalada laascanood ayaa ah sidii uu uga qabgali lahaa bandhiga buugta oo lagu qabanayo laascanood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS