WAJAALE NEWS

DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Laasnacood.

LAANSACOOD(W,N)-Abwaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid abwaanada dhalinyarada ah ee reer somaliland ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada laasnaacood ee gobolka sool.

Ujeedada abwaan laabsaalax  utagay magaalada laascanood ayaa ah sidii uu uga qabgali lahaa bandhiga buugta oo lagu qabanayo laascanood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version