Golaha Wakiilada Oo Ka Horyimid Xeerka Ismaamulka Gobolada Ee Guurtidu Waxka Badela Ku Samaysay + Tirada Degmooyinka Ay Ku Celiyeen Darajada C, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Oo Ka Horyimid Xeerka Ismaamulka Gobolada Ee Guurtidu Waxka Badela Ku Samaysay + Tirada Degmooyinka Ay Ku Celiyeen Darajada C,
December 9, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Golaha wakiilada somaliland ayaa sicad uga horyimid golaha guurtida oo waxka badal iyo kaabis ku sameeyay xeerka ismaamulka gobolada iyo degmooyinka oo hore wakiiladu u ansixiyeen.

Golaha wakiilada ayaa cod gacan taaga ku diiday waxka badalkii golaha guurtida oo iyagu degmooyinka qaar kor uqaaday darajadooda

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS