WAJAALE NEWS

Golaha Wakiilada Oo Ka Horyimid Xeerka Ismaamulka Gobolada Ee Guurtidu Waxka Badela Ku Samaysay + Tirada Degmooyinka Ay Ku Celiyeen Darajada C,

HARGAYSA(W,N)- Golaha wakiilada somaliland ayaa sicad uga horyimid golaha guurtida oo waxka badal iyo kaabis ku sameeyay xeerka ismaamulka gobolada iyo degmooyinka oo hore wakiiladu u ansixiyeen.

Golaha wakiilada ayaa cod gacan taaga ku diiday waxka badalkii golaha guurtida oo iyagu degmooyinka qaar kor uqaaday darajadooda

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version