Afhayeenkii Hore Ee Komishanka Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Sobobta Keentay In Doorashadu Markale Dib Udhacdo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Afhayeenkii Hore Ee Komishanka Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Sobobta Keentay In Doorashadu Markale Dib Udhacdo.
December 9, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Afhayeenkii hore ee komishanka doorashooyinka Somaliland siciid cali muuse ayaa ka hadlay dib udhca doorashooyinka oo uu sheegay in gudidooda ay caqabad ku noqotay in shaqo qabtaan diidmadii uu komishanka qaadacay xisbiga wadani in uu la shaqeeyo,

Sidoo kale afhayeenkii hore ayaa ka hadlay shaqada laga filan karo komishanka cusub ee isna lagu muransan yahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS