Xisbiyada Ucid Iyo Wadani Oo Qaadacay Kulan Dhexmara Madaxwayne Biixi, Sheegayna In Dhibaato Aan Isaga Ahayn Dalka Ku Habsan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Ucid Iyo Wadani Oo Qaadacay Kulan Dhexmara Madaxwayne Biixi, Sheegayna In Dhibaato Aan Isaga Ahayn Dalka Ku Habsan.
December 10, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xisbiyada mucaaridka ee ucid iyo wadani oo shir jaraa,id oo wada jir ah ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal maanta kasoo yeedhay biixi oo ahaa in ay kulmi doonaan

Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe shaaciyay in somaliland dhibta haysataa uu kow ka yahay madaxwayne biixi oo uu sheegayna in ay kursiga ka tuuraaan.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS