DAAWO;-Maayar Soltelco Oo Digniin U Diray Gadiidleyda U Baxa Gobolada Dalka. Editor: 4 years ago HARGAYSA(W,N)- MAAYARKA CAASIMADA HARGAYSA AYAA DIGNIIN UDIRAY GAADIIDLAYDA U KALA GOOSHA GOBOLADA DALKA WAKHTIYADA XILI ROOBAADKA IYO HUBINTA RAKAABKA AY SIDAAN. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;