Sababta Baajisay Kulankii Madaxweyne Biixi iyo Ergada Dhexdhexaadinta Iyo Beesha Caalamka Oo Hargeysa U Soo Xadhko Xidhay. Editor: 4 years ago Hargeysa(W,N)-Kulankii la filayay inuu Axadii toddobaadkan dhex maro Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi iyo ergada dhexdhexaadinta xukuumadda iyo mucaaradka ayaan qabsoomin. HALKANKA KA DAAWO MUUQAALKA WAR BIXINTAN;