DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Dhagax Dhigay Mashaariic Cusub Oo Ay Dawlada Hoose Hirgalinayso. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Dhagax Dhigay Mashaariic Cusub Oo Ay Dawlada Hoose Hirgalinayso.
December 10, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Maayarka degmada gabiley oo ay weheliyaan maamulka gobolka iyo xildhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa dhagax dhigay mashaariic cusub oo ay hirgalinayaan.

Maayarka gabiley ayaa ka hadlay dhagax dhiga goob cusub oo ay yeelanayso saylada xooluhu iyo sariimada gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS