Maayarkii Hore Ee Magaalada Wajaale Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Qoyskii Iyo Qaraabada Ay Ka Baxday Marxuum Hooyo Caasha Baar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarkii Hore Ee Magaalada Wajaale Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Qoyskii Iyo Qaraabada Ay Ka Baxday Marxuum Hooyo Caasha Baar.
January 3, 2020 - Written by Editor:

LONDON(W,N)- Maayarkii hore ee magaalada tog wajaale Eng Aadan Cilmi (Aadan shiine) oo ku sugan dalka ingiriiska ayaa Dhambaal tacsi ah udiray shacabka gobolka gabiley qoyskii iyo Qaraabadii ay ka baxday marxuumad caasha baar oo habeenkii Xalay ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa Maantana lagu Aasay Magaalada Gabiley Isagoo Ka Hadlayana Wuxu yidhi

“Inaa lilaahi Wa,Inaa Ilahayhi Raajucuun Anigoo Ku Hadlay Magaca Shacabka gobolka Gabiley Iyo Ka Qoyskayga Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo leh uga dirayaa Qoyskii iyo qaraabada ay ka baxday Marxuumad Hooyo Caasha Baar Waxaan leeyahay Ilaahay Samir iyo Iimaan Saadiqa haynaga siiyo, Marxuumada Waxaa Ilaahay UGA BARYAYAAN IN UU JANATUL MARDOWSA GEEYO SU,AASHANA QABRIGA UFUDUDEEYO,

Runtii Waxay Ahayd Hooyo Door muhiim ah ku lahayd dib udhiskii dalka Iyo isku xidhka Shacabka Reer Somaliland.

 AAMIN AAMIN.

 

 

COMMENTS
LINKS