DAAWO;-Tahriibayaal Dib Loogu Soo Celiyay Magaalada Hargaysa Iyo Cida Ka Hawl Gashay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Tahriibayaal Dib Loogu Soo Celiyay Magaalada Hargaysa Iyo Cida Ka Hawl Gashay!
January 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Sedex dhalinyaro ah oo h hore uga tahriibay  Somaliland ayaa dib loogu soo celiyay magaalada hargaysa kadib markii laga soo qabtay dalka suudaan.

Safiir kuxigeenka somaliland ufadhiya dalka itoobiya Amb Barkhad M, Kaariye ayaa ka warbixiyay sida ay arintan uga hawlgaleen soo celintan dhalinyarada

Waalidiinta dhalay sedexdan dhalinyarada ah ayaa kusoo dhaweeyay madaarka caasimada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS