DAAWO;-Tafatirihii Horn Cable Tv Oo Dib Uhelay Xoriyadiisii, Kana Hadlay Mudadii Uu Xidhnaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Tafatirihii Horn Cable Tv Oo Dib Uhelay Xoriyadiisii, Kana Hadlay Mudadii Uu Xidhnaa!
January 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Tafarihii tvga horn cable cabdiqaadir coday ayaa dib uhelay xoriyadiisii kadib xukun ku dhacay oo waan waan laga galay

Gudoomiyaha ururka solja ayaa ka hadlay siidaynta wariye cabdiqaadir Coday

Dhanka kale tafatire cabdiqaadir coday ayaa dareen celiyay siidayntiisa iyo qaabkii loola dhaqmay mudadii uuxidhnaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS