DAAWO;-Mawjadaha Bada Berbera Oo Kacsan Iyo Fariinta Ciidan Ilaalada Xeebaha Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Mawjadaha Bada Berbera Oo Kacsan Iyo Fariinta Ciidan Ilaalada Xeebaha Jsl.
January 12, 2020 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo xeebeedka berbera ayaa saaka ku waabariistay mawjadaha bada oo aad u kacsan taasi  oo guuxa ka baxaya laga dareemayo magaalada berbera.

Dhanka kale ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland ayaa sheegay in ay jiraan roobab dabaylo wato oo kusoo aadan xeebaha Somaliland gaar ahaan bada berbera iyo xeebaha bari ee maydh iyo xiis.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS