DAAWO;-Wakiilka Cusub Ee Somaliland U Fadhiyay Dalka Noorway Oo Xilkii Kala Wareegay Wakiilkii Hore. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wakiilka Cusub Ee Somaliland U Fadhiyay Dalka Noorway Oo Xilkii Kala Wareegay Wakiilkii Hore.
January 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wakiilka Cusub Ee Dhawaan Madaxwaynaha Somaliland umagacaabay Dalka Noorway Amb Maxamed Aadan Liilan  ayaa si rasmi ah xilkii ugala Wareegay Wakiilkii Hore Ee  Somaliland Ufadhiyay Dalka Norwayn.

Munaasibad balaadhan oo ay xilka kula wareegayaan labadan masuul ayaa waxaa kasoo qaybgalay jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan dalka Norwayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS