WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xisbiga Kulmiye Oo Ka Jawaabay Eedihii Mucaaridka, Sheegayna In Ay Diyaar Yihiin Wadahadal.

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee xisbi xaakimka axmed cbdi dheere ayaa dareen celiyay hadalkii xisbiyadu mucaariku kusheegeen in madaxwaynuhu diiday heshiiskii kala dirista komishanka

Sidoo kale xisbi xaakimka kulmiye ayaa xisbiyada mucaaridka ugu baaqay in ay kusoo noqdaan miiska wadahadalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version