DAAWO;-Wasiirka Hawlaha Guud Oo Soo Kormeeray Halka Umarayo Qorshe Usamaynta Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Hawlaha Guud Oo Soo Kormeeray Halka Umarayo Qorshe Usamaynta Magaalada Gabiley.
January 13, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta ayaa kormeer ku tagay magaalada gabiley isagoo u koorgalayo halka uu marayo qorshe usamaynta magaalada gabiley.

Wasiirka oo ay weheliyaan maayarka magaalada gabiley iyo isku duwaha wasaarada hawlaha guud gobolka gabiley.

Wasiirka ayaa fariin udirayshacabka magaalada gabiley taasi oo la xidhiidha banaynta goobaha uu socdo qorshe usamayntoodu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS