Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhexmaray Madaxwayne Biixi, Kuna Dhawaaqay Shir Wayne Qaran. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhexmaray Madaxwayne Biixi, Kuna Dhawaaqay Shir Wayne Qaran.
January 13, 2020 - Written by Editor:

“Madaxwaynuhu Xafiiskiisa Ayuu Igula Dhex Dagaalamay Hooyadayna Wuu Caayay”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa sheegay in madaxwayne muuse biixi kula dhex dagaalamay qasriga madaxtooyada hooyadiina caayay

Dhanka kale gudoomiye faysal cali waraabe ayaa sheegay in somaliland uabaahan tahay badbaado qaran islamarkaana ay qabanayaan shirwayne qaran oo dalka lagu badbaadinayo

HALKAN KAGA BOGO WARKAN GUDOOMIYE FAYSAL.

COMMENTS
LINKS