Wasiirka Hawlaha Guud Oo Wax laga Waydiiyay Dhul Ay Maamulka Wajaale Iibiyeen Iyo Talaabada Ay Ka Qaadayaan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Hawlaha Guud Oo Wax laga Waydiiyay Dhul Ay Maamulka Wajaale Iibiyeen Iyo Talaabada Ay Ka Qaadayaan!
January 13, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka Wasaarada hawlaha guud iyo Guryayta Cabdirashiid ducaale qanbi oo wax laga waydiiyay warar maalmihii udnbeeyay isla dhexmarayay magaalada wajaale oo la sheegay in maamulka degmadu iibiyeen dhul dan guud

Wasiir Qambi ayaa sheegay in ay talaabo ka qaadaayaan Burburina doonaan waxkasta oo laga Dhiso

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS