WAJAALE NEWS

DAAWO;-Hooyo Sheegay In Wasiirka Waxbarashadu Gacan Saaray, Soona Bandhigtay Tacadi Ay Wasaarada Kala Kulantay.

HARGAYSA(W,N)Hooyo kamid bahda waxbarashada somaliland ee gobolna sanaag ayaa ka sheekaysay dhaco foolxun oo wasiirka waxbarashadu kula kacay xafiiska dhexdiisa uu ku gacan saaray xili ay ula tagtay cabasho ay ka qabtay mushaharkeeda oo mudo la lunsanayay

Halkan ka daawo muuqaalka w arkan;

https://youtu.be/9joiilDEldw

Exit mobile version