DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil.
January 14, 2020 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Maalmihii Udanbeeyay kormeer ku maray gobolada dalka qaar ayaa soo gaadhay magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera.

Kormeer taliyaha ciidanka booliska ayaa daarnaa sidii uu ugu kuurgali lahaa shaqada ay qaranka uhayaan ciidamada boolisku

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS