WAJAALE NEWS

Shacabka Xaafada Xero Awr Oo Ku Bogaadiyey Dawlada Hoose Hargeisa Dhismaha jidka Cusub ee Laga Hirgaliyey Xaafada.

Hargeisa(W.N):-Shacabka Xaafada xero awr ee degmada ibraahim koodbuur ayaa ku amaanay dawlada hoose caasimada hargeisa fulinta dhismaha jidka laamiga ah ee laga hirgaliyey xaafada xero awr kaaas oo in badan ay dhibaato weyn ku ahayd gaadiidka isaga kala gooshaya magaalada.

Halkan Hoose Ka Daawo Iyagoo Arrimhaasi Ka Hadlaya.

Exit mobile version