Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhalinyarada Ugu Baaqay In Ay Ka Qayb Galaan Waji Labaad Ee Barnaamijka Shaqo Qaran, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhalinyarada Ugu Baaqay In Ay Ka Qayb Galaan Waji Labaad Ee Barnaamijka Shaqo Qaran,
January 14, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maamulka Gobolka gabiley oo maanta Saxaafada la Hadlay ayaa dhalinyarada jaamacadaha ka baxday ee gobolka gabiley ugu baaqay in ay ka qayb galaan barnaamijka shaqo qaran oo wajigiiii labaad bilaabmayo.

Maayarka magaalada gabiley iyo badhasaabka ayaa dhalinyrada ku wargaliyay hala ay kusoo xaraynayaa Codsiga iyo mudada uu soconayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS