WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shir Lagaga Hadlayo Arrimaha Xuduudaha Ee Dalalka Itoobiya Iyo Jabouti Oo Ka Furmay Magaalada Jig Jiga.

JIG JIGA(W,N)-Shirar oo ahaa kii 26aad lagaga hadlayo arimaha xuduudaha ayaa magaalo madaxda ismaamulka somalida uga furmay Jabuuti Iyo Itoobiya kaasi oo diiranada lagu saarayay sidii ay iskaga kaashan lahayeen adkaynta abniga iyo dagalaanka ganacsiga sharci darada ah.

Waxaana shirkan kasoo qaybgalay madaxwaynaha ismaamulka somalida mustafe muxumed Cumar wasiirka abniga ee dawlada fadaraalka itoobiya ,wasiirka arimaha gudaha dalka jabuuti iyo saraakiil ciidan oo ka kala socotay labada dal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version