DAAWO-Shirkadaha Jaadka Oo Saaka Xoog Ku Galiyay Gudaha Magaalada Iyo Maayar Muraad Oo Hanjabaad Culus Diray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO-Shirkadaha Jaadka Oo Saaka Xoog Ku Galiyay Gudaha Magaalada Iyo Maayar Muraad Oo Hanjabaad Culus Diray.
January 15, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Gadiidka jaadka egeeya magaalada burco ataa saaka jabiyay amar uu dul dhigay  maayarka magaalada burco oo sheegay in aan gudaha magaalada aanu soo galin

Jaadlayaasha ayaa saaka xoog ku galiyay gudaha magaalada iyagoo ay saaran yihiin rag hubaysani

Dhanka kale maayarka magaalada burco ayaa dareen celiyay talaabadan isagoo sheegay in aan loo dul qaadanayn ficilka ay sameeyeen jaadlayaashu

Maayar muraad ayaa ku hanjabay hadii badhasaabku wax ka qaban waayo arintani uu qof walba qorigiisa lasoo dhex gali magaalada

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS