DAAWO;-Shir Lagaga Hadlayo Arrimaha Doorashooyinka Somaliland Oo Lagu Qabtay Magaaladda Hargeysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shir Lagaga Hadlayo Arrimaha Doorashooyinka Somaliland Oo Lagu Qabtay Magaaladda Hargeysa.
January 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Akaadamiyada nabada iyo horumarinta jsl ayaa magaalada hargaysa ku qabatay kulan lagaga hadlayay arimaha doorashooyinka Somaliland xili uu taagan yahay muran culus oo hadheeyay suurto galnimada doorasho dalka ka dhacda

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS