“Taladii Ay Isku Raaceen Xisbiyada. Golayaasha,Caalamka Iyo Xukuumaduba, Waxaa Laga Doorbiday Ta Buurmadow”Muj Farxaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Taladii Ay Isku Raaceen Xisbiyada. Golayaasha,Caalamka Iyo Xukuumaduba, Waxaa Laga Doorbiday Ta Buurmadow”Muj Farxaan.
January 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Muj farxaan faacuul oo kamid si adag uga hadlay go,aanka kasoo baxay madaxwaynaha jsl oo uu kaga baxay qodobadii ay isla qaateen gudida dhex dhexaadinta taasi .Sidoo kale muj farxaan faacuul ayaa hadalkii boqor buurmadow ku tilmaamay in uu soo dedajiyay go,aanka xukuumada ee ku aadan muranka komishanka cusub

Dhanka kale muj farxaan ayaa madaxda dalka usoo jeediyay in aan la caayin hooyooyinka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS