DAAWO;-Gabiley Oo Laga Daahfuray Xafiiska Haayada Diwaanka Sakada Iyo Samafalka Gobolkka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gabiley Oo Laga Daahfuray Xafiiska Haayada Diwaanka Sakada Iyo Samafalka Gobolkka.
January 15, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Munaasibad baaladhan oo lagudaahfurayay xafiiska haayada diwaanka sakada iyo samafalka gobolka gabiley.

Waxaana munaasibada daahfurka kasoo qaybgalay wasiirada isgaadhsiinta shaqada iyo arimaha bulshada  ,agaasimaha guud ee wasaarada maalgashiga iyo maamulka gobolka gabiley.

Xafiiska ayaa waxaa furitaankiisa hindisay maamulka dawlada hoose oo uu hormuud ka yahay maayarka magaalada gabiley maxamed  amiin cumar cabdi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS