WAJAALE NEWS

“Abti Cayga Iskadaa, Madaxwaynaad Tahaye Oo Somalilandbaa Laguu Doortee”Hodan Laaran.

Hargaysa(W.N)-Marwo Hodan Laaran oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga macaaridka ee wadani ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay in madaxwaynuhu cay iyo aflagaado xafiiska madaxtooyada ugu gaysto gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe.

Sidoo kale marwo Hodan Ayaa dhaliilo culus ujeedisay madaxwayne biixi iyo hogaamintiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version