WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Cabashada Shacabkka Gabiley Iyo Dhul Dan Guud Ah Oo Wajaale La Iibiyay.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyyo guryayta ayaa sheegay in ay hakiyeen mudo toban cisho ah qorshe usamayntii magaalada gabiley.

Sidoo kale wasiirka wasaarada hawlaha guud ayaa ka hadlay warar sheegaya in la iibiyay dhul dan guud ah oo ku yaala magaalada wajaale oo maamulku iibiyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/iEOpJ5CaJbU

Exit mobile version