Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare Oo Sheegay In Madaxwayne Biixi Damacsan Yahay Qorshe Uu Xisbiyada Mucaaridka Saaxada Kaga Saarayo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare Oo Sheegay In Madaxwayne Biixi Damacsan Yahay Qorshe Uu Xisbiyada Mucaaridka Saaxada Kaga Saarayo!
January 16, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Aadan Axmed Cilmi Dhoolayare oo kamid ahaa wasiiradii xukuumadii daahir riyaale wakhtigana katirsan xisbiga mucaridka ah ee wadani ayaa sheegay in madaxwayne biixi damacsan yahay in uu furo urarada siyaasada si uu meesha uga saaro xisbiyada wakhtigan jira

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS