DAAWO;-Ganacsatada Magaalada Wajaale Oo Cabasho Ka Muujiyay Cashuuro Dheeraada Oo La Dul Dhigay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ganacsatada Magaalada Wajaale Oo Cabasho Ka Muujiyay Cashuuro Dheeraada Oo La Dul Dhigay.
January 16, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Qaarkamid ah Ganacsatada  magaalo Ganacsiyeedka tog wajaale ayaa cabasho ka muujiyay cashuuro dheeraad oo la dul dhigay islamarkaana ay qaadayaan cid ahayn wasaaradihii qaranka u qaabilsanaa cashuur ururinta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS